Arkiverat nätmaterial tillgänglig på dataterminaler för friexemplar på friexemplarsbibliotekens lokaler. Mer info på info sidan.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materialet tillgänglig endast på friexemplarsstationer

Somali: Noocyada fayruska

Terveyden ja hyvinvoinnin laitos

Waa maxay noocyada fayrusku? Tallaalka Koronuhu ma iga difaacayaa noocyada fayruska? Dhakhtar sare Hanna Nohynek oo ka socota THL ayaa ka jawaabaysa su’aalaha ku saabsan noocyada fayruska Koronaha. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan fayruska Koronaha islamarkaasna ku qoran af finnish, iswiidhish iyo ingiriis halkan ayaad ka heleysaa: https://thl.fi/fi/web/infektiotaudit-ja-rokotukset/ajankohtaista/ajankohtaista-koronaviruksesta-covid-19/tarttuminen-ja-suojautuminen-koronavirus/muuntuneet-koronavirukset Fiidiyowga waxaa qoraal ahaan loogu turjumay luqadda x. Qoraallada waxaad ku soo saari/qarin kartaa adigoo gujiya sawirka turjumaadda qoraalka ee ku yaal qaybta hoose ee fiidiyowga.

#koronavirus #koronarokote #thlfi #otetaanrokote

I insamlingen Koronaviruspandemia 2020-2022

Ursprungskälla: https://www.youtube.com/watch?v=dynEbhJ-GUQ


Sidans beskrivning är från den ursprungliga källan (YouTube).