Verkkoarkiston aineisto on saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla. Katso infosta lisää tietoa verkkoarkiston käytöstä.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materiaali saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla

Somali: Tallaalada Koronaha ee carruurta jirta 5-11 sano

Terveyden ja hyvinvoinnin laitos

Da’dee ayaa carruurta lagu siinayaa tallaalka Koronaha? Ammaan ma u yahay tallaalku carruurta? Dhakhtar sare Hanna Nohynek oo ka socota THL ayaa ka jawaabaysa su’aalaha ku saabsan tallaallada Koronaha ee carruurta jirta 5-11 sano. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan tallaalada carruurta islamarkaasna ku qoran af finnish, iswiidhish iyo ingiriis halkan ayaad ka heleysaa: https://thl.fi/fi/web/infektiotaudit-ja-rokotukset/ajankohtaista/ajankohtaista-koronaviruksesta-covid-19/rokotteet-ja-koronavirus/usein-kysyttya-lasten-ja-nuorten-koronarokotuksista Fiidiyowga waxaa qoraal ahaan loogu turjumay luqadda x. Qoraallada waxaad ku soo saari/qarin kartaa adigoo gujiya sawirka turjumaadda qoraalka ee ku yaal qaybta hoose ee fiidiyowga.

#korona #koronarokote #otetaanrokote #thlfi

Keräyksessä Koronaviruspandemia 2020-2022

Alkuperäislähde: https://www.youtube.com/watch?v=4GVH4X-K5Pc


Sivun kuvailutiedot ovat peräisin alkuperäislähteestä (YouTube).