Verkkoarkiston aineisto on saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla. Katso infosta lisää tietoa verkkoarkiston käytöstä.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materiaali saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla

Somali: Tallaalka saddexaad ee cudurka koronaha – Jawaabihii su’aalaha guud

Terveyden ja hyvinvoinnin laitos

Yaa qaadanaya tallaalka saddexaad? Sababma ayaa dadka qaarkood loo siinayaa tallaalka saddexaad? Hagaha aqoonyahanka ah Mia Kontio ee ka socota Hay’adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga ayaa ka jawaabaysa su’aalaha guud ee ku saabsan tallaalka saddeexad ee cudurka koronaha. Faahfaahinta dheeraadka ah ee tallaalka 3aad ee koronaha oo af-finnish iyo af-iswiidhish ah: https://thl.fi/fi/web/infektiotaudit-ja-rokotukset/rokotteet-a-o/koronavirusrokotteet-eli-covid-19-rokotteet-ohjeita-ammattilaisille/kolmas-koronarokoteannos Muuqalka fiidiyowga qoraal soomaali ah ayaa hoos ka saaran. Qoraalka waxaad ka daari ama damin kartaa calaamadda qoraalka ee hoos ku taala.

#korona #koronavirus #otetaanrokote #koronarokote

Keräyksessä Koronaviruspandemia 2020-2022

Alkuperäislähde: https://www.youtube.com/watch?v=D5jg3lG_VxM


Sivun kuvailutiedot ovat peräisin alkuperäislähteestä (YouTube).