Materialet tillgänglig endast på friexemplarsstationer
As-salamu alaykum! Sanad wanagsan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku nool magaalada #Vantaa ee wadan #Finland . Sanadkaan waxa uu inoogu bilaabanayaa halgankii dhalinyaradda iyo wadadii guusha #ان شاء الله Waxaan cadeenayaa 01.01.2025 in aan ahay musharax golaha deegaanka magaalada Vantaa 2025. Sanad Khayr qaba Allaha Hanooga dhigo 2025-ka. 2024👋🏾 ➡️2025🤝🏾 #Kuntavaalit #Kuntavaalit2025 #SDP #KuntavaalitVantaa #ShireVantaa
― mohamuud.shire

I insamlingen Alue- ja kuntavaalit 2025
Ursprungskälla: https://www.tiktok.com/@mohamuud.shire/video/7455058909154397462
Sidans beskrivning är från den ursprungliga källan (TikTok).