Verkkoarkiston aineisto on saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla. Katso infosta lisää tietoa verkkoarkiston käytöstä.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materiaali saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla

Somali: Tallaalka saddexaad ee Koronaha

Terveyden ja hyvinvoinnin laitos

Waa kuma qofka ay tahay in uu qaato tallaalka 3aad ee Koronaha? Maxay tahay faa’iidada tallaalka 3aad? Dhakhtar sare Hanna Nohynek oo ka socota THL ayaa ka jawaabaysa su’aalaha ku saabsan tallaalka 3aad. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan tallaalada 3aad islamarkaasna ku qoran af finnish, iswiidhish iyo ingiriis halkan ayaad ka heleysaa: https://thl.fi/fi/web/infektiotaudit-ja-rokotukset/rokotteet-a-o/koronavirusrokotteet-eli-covid-19-rokotteet-ohjeita-ammattilaisille/kolmas-koronarokoteannos Fiidiyowga waxaa qoraal ahaan loogu turjumay luqadda x. Qoraallada waxaad ku soo saari/qarin kartaa adigoo gujiya sawirka turjumaadda qoraalka ee ku yaal qaybta hoose ee fiidiyowga.

#koronavirus #koronarokote #thlfi #otetaanrokote

Keräyksessä Koronaviruspandemia 2020-2022

Alkuperäislähde: https://www.youtube.com/watch?v=_wvYh9Co6zs


Sivun kuvailutiedot ovat peräisin alkuperäislähteestä (YouTube).