Verkkoarkiston aineisto on saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla. Katso infosta lisää tietoa verkkoarkiston käytöstä.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materiaali saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla

Isticmaalka maaskarada wijiga

Joensuun kaupunki

Daq gacmaha marka hore. U jiido maaskaro wareegyada dhegaha dhagaha gadaashiisa si laalaabka dibedda ay u tilmaamaan hoos. Hal gacan sanka geesihiisa ku riix. Gacantakaleyna maaskarada hoosteeda ku jiid. Ha taaban qeybta difaaca. U samee suufka sanka dushiisa maaskaro adoo ku riixaya sanka si maaskaradu ugu ekaato sida ugu adag ee suurtogalka ah wajigaaga. Sidoo kale hubi in sagxadda maaskaro ay si hoose uga hooseyso garka. Ha taaban maaskaroha tan kadib. Iska saar maaskaroda gacmo nadiif ah adoo ku qabanaya dhagaha. Maskarada la tuuri karo qashinka ku rid isla markiiba. Maaskarada dharka waxaa lagu ridi karaa bac ama si toos ah mashiinka dharka lagu dhaqo. Dhaq ama jeermiska ka nadiifi gacmaha markaad iska saartit maaskarada. Xusuusnow kuwan sidoo kale Imaan goobta adigoo caafimaad qaba keliya Dadka ka fogaw Gacmaha dhaq daawada jeermiskana mari Qufac iyo ku hindis warqad ama shaati

Keräyksessä Koronaviruspandemia 2020-2022

Alkuperäislähde: https://www.youtube.com/watch?v=tpvSNsSe63Y


Sivun kuvailutiedot ovat peräisin alkuperäislähteestä (YouTube).