Verkkoarkiston aineisto on saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla. Katso infosta lisää tietoa verkkoarkiston käytöstä.

SuomeksiPå svenskaIn English

Materiaali saatavilla vain vapaakappaletyöasemilla

Vaalipaneeli af somali ah

Suomen somalialaisten liitto

Dood furan oo ay ka qeybqaateen 7 musharax oo u taagan xilalka golaha deegaan Finland, kana socdey maago madaxda iyo nawaaxigeeda. Waxayna ka socdeen xisbiyada waaweyn Finland. Dooda oo ahayd mid furan toosna looga tabinayey Zoomka,kuna baxdey luqada finnishka, ayaa waxaa lagu tarjumay af somali oo qoraal ah. Ururadu waxay la wadaageen musharixiinta xaalada ay ku suganyihiin dhallinyaradda asalkoodu yahay ajnabiga ee ku nool wadankan Finland Waxaa dooda si wada jir ah u soo diyaariyey #EHYT ry, Suomen somalialaisten liitto ry, Suomen Syyria Ysävyyseura ry, #MOPE ry, #ESMA ry iyo #Samha ry Uraradu waxa u mahadcelinayaan dhammaan ka soo qaybgalayaasha si gaar ah musharaxiinta #kuntavaalit2021 #kuntavaalit #nuortenhyvinvointi #hyvinvointivaalit #nuortenverkosto #NUVE #Suomi #Somali

#somaliliitto #ssl

Keräyksessä Kuntavaalit 2021

Alkuperäislähde: https://www.youtube.com/watch?v=WwuKcpnnK44


Sivun kuvailutiedot ovat peräisin alkuperäislähteestä (YouTube).